Page 1 of 1

Ma Ogtahay

Posted: Tue Jun 11, 2013 11:54 am
by watchman
shabeellada hoose xaalka ay ku sugantahay
dadka daga gobolkaan waa dad u badan( No combat) amaba dad aan hubna qaadan amaba aan ka hadlin dulmiga lagu hayo
gobolkaan waxaa lagu tilmaamaa jano khayraadka ilaah siiyay


1-leego,wanlaweyn,afgooye, bariire,awdheegle.ilaa qoryoolay oo ah dhul aad u baaxad weyn dhul beereedna ah

2 dhanka xeebta marka xamar laga yimaado
gandarshe,jaziira,danaane,marka,shalanbood golweyn,yaaqkuumo,aladhajo,mudun,baraawe,haawaay.

waa dhul isna isugu jiro kaluumaysi iyo beero wuxuuna u badanyahay xeeb kaluun iyo aargosataba(crab) laga soo saaro in taa waxaa dheer cusbada laga dhoofiyo( gandarshe iyo jaziira)

waxaa dagan qabiilada
( bagadi,galadi jareer , garre, biyomaal.raxanweyn shiikaal gendershe, shiikhaal jaziira, tuni, etc)

dadkaan ma ahan dad dagaalamo.(no combat) marka laga reebo biyo maal. dadkaan waxaa ku soo duulay oo dul dagay dad ka soo jeedo gobolada dhexe , waxaana lagu hayaa dhac, dil iyo cago jugleyn. canshuur xaqdaro ah. adoon nimo iyo humiliation
( ethnic cleansing) gabdhaha xoog ayaa looga guursadaa iyadoo dhaxalkii ay reerka ku lahayd uu la wareegi doono wiilka ay u dhasho ninkaa xooga ku guursaday.
taas oo mustaqbalka dadkaas ay noqon doonaan falastiin-ta cusub, dhulkoodana laga saaro.


hadaba waxaas oo dulmi ah iyadoo uu ka jiro Gobolka muxuu madaxweyne xasan marnaba u raadin la'yahay dadkaas xaqooda?

ma kismaayo kaliya ayay noqotay shaqadii loo doortay?