Page 1 of 1

AUN to 140 youth who died in da sea der names r listed

Posted: Tue Jun 18, 2013 3:33 pm
by SecretAgent
Malta 146 qof ayaa ku geeriyooday illaa immika inta la ogyahay saddex Doonyood oo karraqmay ama ku degay Badda u dhaxaysa Libiya iyo Talyaaniga, ka dib markii ay Doonyahaasi Khamiistii toddobaadkii hore ka shiraacdeen Badda magaalada Tripoli ee Caasimadda Waddanka Libya.

Dhalinyaradaas ayaa u badan kuwo ka tegay Somaliland iyo Soomaaliya gaar ahaan magaalooyinka Hargeysa,Burco iyo Muqdisho.

Hadaba waxaa Wargayska Somalilandtoday uu halkan idiinku soo gudbinayaa magacyada qaar ka tirsan dhalinyarada ku dhimatay Doonyahaas ku qarqoomay ama ku qarraqmay Badda u dhaxaysa dalalka Libiya iyo Talyaaniga. Waxaanay magacyada la helay ee dhalinyaradaaasi u dhignaayeen sidan:-

1- Nasra Cabdillaahi Cabdi

2- Fartuun Xasan

3- Cabdillaahi Xasan

4- Faarax …. lama haayo magaca oo dhammeystiran

5- Nasteexo Nuur Xassan

6- Xasan Mowliid Cismaan (Jees-bile)

7- Aadan Cabdiqaadir Aadan (Aadan-bale)

8- Xassan Weli Fanteeye

9- Sabiriin Yaasiin

10- Ilkacase … lama haayo magaca saxda ah

11- Saleebaan Sabriye

12- Najax Cabdillaahi (Hargeysa)

13- Xassan Furre (Burco)

14- Sacdiyo Ilyaas Cabdi

15- Salaad Yuusuf

16- Saabir Cabdinaasir Xaaji

17- Xaaji ….. Lama haayo magaca oo dhammeystiran

18- Fartuun Xassan Xuseen (Hargeysa)

19- Cabdillaahi Dhagey .. (Muqdisho)

20- Suleekho Cabdiqaadir Cabdi

21- Nafiiso Cabdixaafid Ilyaas

22- Saabiriin Salaad Xaashi

23- Faadumo …. (Bilan) .. (Muqdisho)

24- Mascuud Axmed (Hargeysa)

25- Cabdifitaax Nuur .. (Muqdisho)

26- Maxamed Xasan Xuseen (Muqdisho)

27- Saleeban Faisal (Burco)

28- Faarax Cabdillaahi Cabdi (Hargeysa)

29- Mukhtaar Muuse (Kuuriya) (Burco)

30- Xuseen Maxamed Xassan (Jigjiga)

31- Sacdiyo Nuur Farax (Gaalkacyo)

32- Fatxiyo …… Lama haayo magaca oo dhammeystiran.

33- Fanax ….. Lama haayo magaca oo dhammeystiran.

34- Saciid Cabdiqaadir

35- Anwar Faarax

36- Yoonis Salaad Xaaji

37- Salmaan Xasan

38- Cabdirisaaq Maxamed

39- Cabdiraxmaan Maxamed

40- Xuseen Barre Ismaaciil

41- Xasan Axmed Tuure

42- Naciimo Cabdi Faarax

43- Maryan Cali Xuseen

44- Faarax Cali

45- Xasan Shiikh Ibraahim

46- Cabdillaahi Aadan Cadde.

Re: AUN to 140 youth who died in da sea der names r listed

Posted: Tue Jun 18, 2013 4:14 pm
by Ismail87
AUN

Re: AUN to 140 youth who died in da sea der names r listed

Posted: Tue Jun 18, 2013 4:27 pm
by hargaysaay
inalilaah wa ina ilayhi raajicuun

Re: AUN to 140 youth who died in da sea der names r listed

Posted: Tue Jun 18, 2013 4:31 pm
by misterioso
AUN.