Moderators: Moderators, Junior Moderators

DeeqaDagan dhafar maba gaarin oo ciyaal baraf aan ahay, laakiin waa runtaa sheydaanka ayaa i legday ayaamahaan, si kastaba ha ahaatee waxaan rabaa in aan aarsasho ramadaanka la fiirsado . Abaayo deeqaDagan waad arki doontaa taan ku dhigo dhagaha ayaan qiiiq ka keeni doonaa ilaa uu ka yiraahdo please halmar lee leerta isii qadkaaga waa kaaga baxaayaaMaandhow, sheydaanka waa inaad ka adkaataa. Hadaad tukato kadib ku noqso hurdada hadaa rabto, laakiin salaada isku day inaad kacdo, habeenkii na xili hore seexo. Dhafarka badan salaada ayaa kugu dhaafeyso.

Why wait till Ramadan? War ayaad meesha ku haaysaaDeeqaDagan dhafar maba gaarin oo ciyaal baraf aan ahay, laakiin waa runtaa sheydaanka ayaa i legday ayaamahaan, si kastaba ha ahaatee waxaan rabaa in aan aarsasho ramadaanka la fiirsado . Abaayo deeqaDagan waad arki doontaa taan ku dhigo dhagaha ayaan qiiiq ka keeni doonaa ilaa uu ka yiraahdo please halmar lee leerta isii qadkaaga waa kaaga baxaayaaMaandhow, sheydaanka waa inaad ka adkaataa. Hadaad tukato kadib ku noqso hurdada hadaa rabto, laakiin salaada isku day inaad kacdo, habeenkii na xili hore seexo. Dhafarka badan salaada ayaa kugu dhaafeyso.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 19 guests