To: Ay iisho
Posted: 29 Sep 2005 12:27
Subject: TACSI: SHEEKH RABIIC ALLAHA U NAXARIISTO ABAAYO
Salaan kadib, waxaan tacsi u direenaa allaha u naxariistee Shiikh Maxamed Rabiic Shiikh Yuusuf shiikha weyn ee na wada dhafay, samir iyo iimaan somaalida oo dhan allaha naga wada siiyo.
Tacsi waxaa dirayo dhamaan inta ku abtirsata "Ahlusuna waljamaac" ee Somali ah, gaar ahaan dariiqada qaadiriyada, qaasatan reer "Shiikh C/raxman Shiikh Cumar" oo fadhigoodu yahay degmada Warshiikh iyo Muqdisho.
Waxaan tacsida u diraynaa dhamaan culimada, masha'iqda, axbaabta, iyo ahelki uu ka geeriyooday Shiikhu, innaa lillaahi wa innaa ileehi raajicuun, samir iyo iimaan Alle ha innaga siiyo shiikha, walaayada badali lahaydna Ilaah hala garab galo howsha adag.
Culumo Ahlu Sunnah Waljamaa'ah
Muqdishu iyo Shabeellada Dhexe
----------------------------------------------------------------
what The %^&*? Who is this guy??? Why should I care geeridiisa ? What is his qabiil?
.
.
.
.
.
..
.
.
.
.
U r sick fck walaahi



