Page 2 of 2
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 7:22 pm
by HooBariiska
lol timo-case, horta do u have red hair if yes - ma cirrada ayaad xine ku casaysay?
LOOL yeah inadeer, ii waran, u like timocas men?
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 7:52 pm
by ManD333q
wax kasta dhag dhag weeyo alx. shar iyo shaydaanba dabada loo xoor. Ninkii dhaqan timo cas iska daaye timo akhtar xitaa laguma nacayo

Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 8:03 pm
by HooBariiska
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 8:20 pm
by ManD333q
lool I meant dhaqalaysan laakin dhaqanka xitaa waa loo bahayahy. Hablahan yar yar waligaa is fahmi maysaane ha u joojin.
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 8:26 pm
by HooBariiska
what about my dhaqaalo inaabti?
u wanna share it with me?

Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 8:39 pm
by ManD333q
lool No imaad fahmin this whole thread was about dhaqaale dee.
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Tue Jul 02, 2013 12:50 am
by kambuli
Shiikh Mustafe,
Adiga miskiin nimadii ayaa kaa badatay...Gabdhaha yaa ku yidhi iyaga lacag laguma laha? Armay kuusoo gashaa mid lagu leeyahay $50,000.00 oo deyn ah?
Intaad werwerka iska deyso, gabadha isku qaad, haddii kale dalkii u doono mid laxooxda kuu dubta oo diyaar ah... Maxaa kaa si ah

Ka dhaqaaq meesha..
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Tue Jul 02, 2013 1:04 am
by hargaysaay
this is the prime age of materialism sxb why would you ask some thing that is so obvious