Page 1 of 2
Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 2:09 pm
by Sheikh Mustafa
Maguursan leheed nin $20,000 dayn ah lugu leeyahay if he is a good guy?
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 2:19 pm
by BlackVelvet
Only if the $20,000 dayn was to pay for my mehr. No actually xata markas ma gursadeen, waa shiid plus dabaal
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 2:21 pm
by Sheikh Mustafa
Only if the $20,000 dayn was to pay for my mehr. No actually xata markas ma gursadeen, waa shiid plus dabaal

Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 2:27 pm
by Vivacious
Sheikh Mustafa, naag rabto nin deyn lagu leeyahay ma jirto. Habeenkii soo kac, ilaahey tuug, duceyso, oo ilaahey faraj fiican ayuu kuu furi doonaa, adiguna dadaal sidaa deyntaas ku bixin laheed. Fi amanillah.
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 2:29 pm
by Sheikh Mustafa
Sheikh Mustafa, naag rabto nin deyn lagu leeyahay ma jirto. Habeenkii soo kac, ilaahey tuug, duceyso, oo ilaahey faraj fiican ayuu kuu furi doonaa, adiguna dadaal sidaa deyntaas ku bixin laheed. Fi amanillah.
Maxaa kujaban hadii ay labixiso daynta hadii uu wiil fiicanyahay.
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 2:32 pm
by BlackVelvet
Sheikh Mustafa runti haddi aan kuu sheego, a lot of girls don't care about money - as long as they see the potential ama mar mar they can just say it doesn't matter waa nin fiican oo gurigiisa dhaqan karo. Marka adiga since you have become a sheikh your chances have increased with or without the debt. Nin fiican lee iska dhig. Since aa sheikh noqotey xataa you can save money on the aroos tell her waa xaram and you want in aad masajidka ka duceysataan. All your problems pre aroos marka have been solved. Good luck walaalkiis
ps She's not going to ask you if you are in debt marka adiga haddi aad uu sheegin sey ku oganey? Walaahi there is a reason aa nin leyga dhigin. Gabdha sidaan u baadi laha
Sheikh Mustafa, naag rabto nin deyn lagu leeyahay ma jirto. Habeenkii soo kac, ilaahey tuug, duceyso, oo ilaahey faraj fiican ayuu kuu furi doonaa, adiguna dadaal sidaa deyntaas ku bixin laheed. Fi amanillah.
Maxaa kujaban hadii ay labixiso daynta hadii uu wiil fiicanyahay.
Kaba sii dartey maxaa rabta in ey deentada kaa dhiibto?
Tu dabal guurso

Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 2:38 pm
by Vivacious
Oo ma ayadaa lacagta cuntay marka ey deynta kaa dhiibeyso?
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 2:53 pm
by Sheikh Mustafa
Oo ma ayadaa lacagta cuntay marka ey deynta kaa dhiibeyso?
Waaan umaleeyay hadii lays guursado in aad midnoqonaysiin. Meaning waxkasto dhib iyo dheef laysku darsanaayo. So hadii uu wiilka dayn wato, It becomes daynta reerka soomaaha? Mise anigaa qaldan?
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 3:55 pm
by ManD333q
^yeah true laakin that only applies when you are loaded-markaas waxaagu waa waxeena

Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 3:57 pm
by Sheikh Mustafa
^yeah true laakin that only applies when you are loaded-markaas waxaagu waa waxeena

Loaded with what? Kuma Fahmin. Marka uu ninku lacag wato miyaa kawadaah?
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 4:02 pm
by ManD333q
dee mid jeebaduhu buuxan camal

Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 4:03 pm
by SiennaEarth
When I'm 30 and single holla at me
Actually even then I wouldn't go there

Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 4:04 pm
by xaliye123
Oo ma ayadaa lacagta cuntay marka ey deynta kaa dhiibeyso?
Waaan umaleeyay hadii lays guursado in aad midnoqonaysiin. Meaning waxkasto dhib iyo dheef laysku darsanaayo. So hadii uu wiilka dayn wato, It becomes daynta reerka soomaaha? Mise anigaa qaldan?
Xariif.
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 6:18 pm
by HooBariiska
dee mid jeebaduhu buuxan camal

holla at me babe
Re: Gabdhaha Soogala
Posted: Mon Jul 01, 2013 7:18 pm
by ManD333q
lol timo-case, horta do u have red hair if yes - ma cirrada ayaad xine ku casaysay?