Postby DR-YALAXOOW » Fri Jul 05, 2013 6:03 pm
guri islaameed ayuu ku nool yahay( Uk) markaasuu dadkii wadankooda ku soo dhaweeyey ayuu rabshadeynayaa oo oranayaa diin islaam Ayaan qasab idinku islaaminayaa..
wahaabi lunatics.. bal af ingriisi ku hadal yaa yiri ma isagaa leh.. luqadiisa hooyo bakistani ama carabi muu ku hadlo luqada gaalada ay leedahay ee ingriisiga muxuu ka rabaa..