Alaa yacizak
Moderators: Moderators, Junior Moderators




Hadaad mooday caashaquThis song![]()
I never get tired of it.

Were you reading my mind?Hadaad mooday caashaquThis song![]()
I never get tired of it.
Maalmo qudha inuu yahay
Micnihiisa maad garan
Maweeliyo cayaar baad
Moodeysaa adiguye



Intuusan igu maaxan (waa jacaylkee)


Intuusan igu maaxan (waa jacaylkee)
Micida igu adkaysan
Mahadhadiisa igu badan
Mid kalaan la haystaa (who is he tolow)
Marna imaadan odhan
Uurkoo mariida baad
Afka mala ka yeeshoo (typical Araweelo)
Isu key macneysoo (as usual)
Murug aan i hayniyo
Mushkilad igu abuurtoo (you heartless witch)
Misna muran ka taagtood
Macsalaama igu tidhi![]()
Kaamana mutaysan
Axdi aad u meel dayan
Waxaa dhaanta mayadee
Filan mayn Tushiyey
Marna kaama filaneyn
Inaad maya i leedahay (how dare you)
Wallow maanta aad i tidhi
Isma naqaan (Tol beelay)
Haddaad mooday caanshaqu
Maalma qudha inuu yahay
Micnihiisu maad garan
Maaweeliyo cayaarbaad
Moodaysaa adiguye![]()




Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 81 guests