Top five Male " Ragga"
Cumar dhuule,Ala ya rahma waa fanaan aad u cod macaan heesaha intooda badan isaga ayaa is ka leh dhamaan waa jaceyl isaga qudhiisa soo martay
Ahmed Mooge, ala ya raxma cod macaan heeso aad u ximad badan oo waliba siyaasadeysan waxaana inta badan is ka leh Hadraawi
waa Boqorkii Codk Tubeec introduction isagu uma baahna
Salaad Darbi, Cod macaan boqolkiina 90% isaga ayaa iska leh heesaha
Mahamed Mooge ala ya raxma waa walaalka Ahmed mooge,oo aan isagana ka dhicin
........................................................................................
Dhamaad Ragga
..............................................................................................
Gabdhaha ama Hablaha Top Five
Fadumo qasim Ala ya raxma
Maandeeq
Sahra ahmed
Magool
Sahro Dawo, reer Burco ku dhalatay waqooyi galbeed hadana ugu cod macaan heesaha reer xamarka.
Dhamaad




