Page 1 of 1

Busy days ahead of Somali Airport based in North Somalia

Posted: Wed Sep 04, 2013 9:39 am
by AhlulbaytSoldier
Maamulka Waqooyi in some parts of North Somalia said they will make connection with international partners on the field of airport.
The Cigaal Airport in the second capital city of Somalia will become number two in the country, coming after Aadan Cadde Airport in the capital city.



diyaaradaha Cigaal ee magaalada Hareysa ayaa waxaa socday dadaallo uu maamulka Somaliland ugu jiro sidii garoonkaas ay ugu soo degi lahaayeen diyaaradaha ka yimaada dalalka Afrika iyo Aasiya qaarkood.

Beel kamid ah beelaha dega gobolada waqooyi ayaa 22-sano ka hor ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale ayaa sheegtay in dhawaan ay filayso in duulimaadyo aan horay u imaan Soomaaliya ay kusoo dagaan garoommadeeda Hargeysa iyo Berbera.

Ethiopian Airlines ayaa sheegtay in diyaarad nooceedu yahay B737 ay ku tegi doonto duulimaadyo garoonka diyaaradaha ee Hargeysa, taasoo si toos ah uga soo duulaysa magaalada Addis Ababa, kaddib markii waddada ay ku cararaan diyaaradaha Hargeysa laga dhigay dhirirkeeda 2.4-km, halkii ay markii hore ka ahayd 1.6-km.

Wasiirka duulista hawada iyo gaadiidka Somaliland, Axmed Dalal Faarax ayaa sheegay in shirkadda Kenyan Airways ay dhawaan billaabi doonto duulimaad cusub oo Nairobi illaa Hargeysa, kaasoo noqonaya kii ugu horreeyay oo shirkaddan ay ku sameyso Soomaaliya oo dhan.

“Kenya Airlines waxay wadaa qorshe ay ku furayso duulimaadyo toos ah oo isaga Hargeysa iyo Nariobi ah. Waxaana tani ay imaanaysaa laba toddobaad kaddib markii garoonka dib loo furay. Waxaana rajeynaynaa in KLM oo xiriir uu kala dhexeeyo Kenya Airlines ay Somaliland u noqonayso fursad weyn,” ayuu wasiirku ku sheegay hadalkiisa.

“Waxaanu ku kalsoonnahay in garoonka Cigaal uu ka gudbay xiligii hore sidii uu ahaa, waxaana hadda kusoo daga diyaaradda Ethiopian Airlines,” ayuu wasiirku mar kale yiri.

Sidoo kale, wasiirku wuxuu sheegay in qorshaha ay ugu jirto inay garoonka ku yimaadaan duulimaadyo diyaaradaha Yemen Airways iyo South African Airways, kuwaasoo qayb ka ah diyaaradaha caalamiga ah ee dhawaanahan ka billaabay Hargeysa duulimaadyada caalmiga ah.

Duulimaadyada shirkadaha Air Arabia, Yemen Airways iyo South African Airways ayuu sheegay wasiirku inay yihiin kuwo isku xira dalalka galbeedka Afrika, bariga fog iyo dalalka Afrika iyo Aasiya, ayna yihiin kuwo fududeynaya waddadii ay soo mari lahaayeen dadka doonaya inay Somaliland yimaadaan.

Heshiisyada ku saabsan duulimaadyada ay diyaaradahan caalamiga ah ku tagayaan Somaliland ayaa la sheegay inuu xoojiyay heshiiskii dhinaca hawada ahaa ee ay Somaliland la gashay dowladda federaalka Soomaaliya.

Maxamed Xaaji Xuseen, Hii

:som: :up:

Re: Busy days ahead of Somali Airport based in North Somalia

Posted: Wed Sep 04, 2013 10:17 am
by Kabriid
War wuxu indho adaka, ma dhilaa?


There is no such thing as north Somalia unless you're speaking of Puntland!

Re: Busy days ahead of Somali Airport based in North Somalia

Posted: Wed Sep 04, 2013 10:20 am
by AhlulbaytSoldier
Fag,
Look at the map.
There is north Somalia, central somalia and south somalia :stylin:

But lets not ruin this great news for Somalia and Somali People :som: .
This and the road between Burco/Gaalkacyo makes my day :lawd:

Re: Busy days ahead of Somali Airport based in North Somalia

Posted: Wed Sep 04, 2013 10:22 am
by ToughGong
War wuxu indho adaka, ma dhilaa?
:lol: :lol: :lol:



Look at the map.:
Image

Re: Busy days ahead of Somali Airport based in North Somalia

Posted: Wed Sep 04, 2013 12:48 pm
by ZubeirAwal
:lol: pathetic little shit.