Jax,
Don't sin man. Allah knows when you will die. It's good that you are taking Islam seriously, but may I suggest you first learn about Islam and then you can reach educated decision.
If you are speaking of Jihaad, research it, ask question of what is permissible and what not before you embark. Don't let emotions drive you into committing major sin and thus ending up doing more damage than good.
Waxaa la yiri cilmiga qofka markuu barto afkiisa wuu gaabsadaa..look at Maandhow and abuudujaana from Snet, kutub bey isla akhristeen culumo waaweyn ayay wax ka barteen weligoodna arki maysid ayagoo thread kudhex calaacalaya waa haybadda uu cilmiga leeyahay qofku damiirkiisa waa kobcaa...marka GK waxaan kula talin lahaa walaalkay, in aad ka yara fariisatid meeshaan hadii kale waa ku khafiifaysaa..Internetka sidiisaba waa cudur miiran waa in banaanka laga maro si uusan cudurkaas ku taaban...Canada culumo Soomaaliyeed way joogaan waxkastana aad ka dalbatid way kuu qaban karaan ha noqotee cilmi kororsi, guur raadis etc Noloshada wanaagsan manhaj ayaa loo raacaa, waxaana kow u ah niyadaada iyo ikhlaaskaaga..marka faatixada ku qabso inshallah khayr ayaan kuu rajeeyey walaalkay..






