Soomaalida meel laga abuuray garan maayo. You asked them to do a little favor for you, Instead inta ay wixii aad kacodsatay kugucaawin lahaayeen, they go with their wild crazy discussion.
Aniga waxaan idin waydiistay sheeko ii sheega qosol badan oo aan gabadha uga sheekeeyo. What do I get in return? Viagra qaado, She is not into you, you are retarded, you are trolling, Naagta garaac etc.
Wallaahi meeshaan waxaa soogalo waa wado wierdo miiraan. Hal qof oo Mentally ok ah masoo galo.
The only person oo wax ii sheegay waa wiilka idhahay dhagdheer uga sheekee. Laakiin maalinkasto ma buug baan u aqrin karaah gabadha? I thought some different little short sheeko oo aan uga qosliyo 2 at a time.
Waxba hanoosheeginina anakaa awalba idinka waalnayn oo wax idin waydiisanay.