
Ilaahey na khayr ha idin wa siiyo dhmaatiin , ka waalan iyo ka miyir qaba dhamaantiin .
nabadgeliyo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
War ii dhegaysta . Horta asalamu caleekum . War nimanyow qabyaaladan guracan ee idiin haysa waa xanuun e ka foogaada . Eeg hadda , anigu ba sidiina baan ahaan jiray beri, markaa walaalayaal waxan aad idinku ciyaar u haysataan ood caajiska iska saaraysaaan , ninkii akhristaha ah e aan hadleen ba way taabanaysa , markaa sidaa u ogaada .
Ilaahey na khayr ha idin wa siiyo dhmaatiin , ka waalan iyo ka miyir qaba dhamaantiin .
nabadgeliyo
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 22 guests