Mooryaan haha awesome one due'
i have one, i read it somewhere awhile ago
labo nin oo reer waqooyi ah oo lakala oran jirey Cawaale iyo Cilmi ayaa waxeey usoo safreen magalada kismayo iyagoo xoolo wato oo ukeeney ineey gadaan si eey lacagta ku gataan cunto, dhar, iyo wixii eey ubahan yihiin (kana qayilaan)
nimankaan marka inteey kismaayo amaanin aa waxeey maqleen sheekooyin laga faafiyo reer kismayodka iyo sideey dadka u sixraan or sirxaan which ever one you familiar with (kismaayo kistaada iyo karbuunadaada) iyo sida eey reer kismaayodka xasidiin u yihiin
markey nimankaan xoolihii gadeen oo ayna soo gateeen wixii eey ubaahnayeen beey labo marduuf oo jaad ehne horey usoo qateen, markaasey fariisteen maqayad oo eey qayilaad galeeen, markeey cabaar qayilayeen beey bar go'een oo jaad kii baa ka yaradey markaasaa midka mid ahi dhahay waaar heedhe jaad baan noodooniye bal halkaa sii fadhi bes kii wuu baxay, markaasuu qaatey xoogaa waqti ah
kii kale oo sugayey ayaa marqaan kii dartiis buu iska shekeeyey oo wuu shakiyey, kuna shakiyey kii saxiibkiis ahaay ineey reer kismayodkii heleen; isagoo wal walsan baa waxaa iska ag amaadeey dameer ooo meelahaas iska daaq daaqayo markuu arkey dameerkii baa ninkan intuu naxey buu yiri waryaa Cilmi ma dameer beey kaa dhigeen
ala tola'ey, intuu alabtiisii orod ku aruur sadey buu meshey gaariga karacayeen ku cararey
kii kale oo saxiibkiis ahaa ayaa soo noqdey isagoo jaadkii soo gadey markasaa meshii uu saxiibkiis fadhiyey buu wuxu ugu amdeey dameer oo fadhiyo markaasaa isagiina intuu naxay buu isyiri waryaa reer kismayodkii baa heley kii saaxiibkaa ahaa oo dameer beey ka dhigeen
isagiina wuu isa siidaayey oo meeshii gariga eey karacayeen buu tagey, markaasaa labadii nin ooo ninwalba geeskiisa unaxsan baa waxey isku arkeen gariga korkiisa
'war heedhe sow tii eey dameeerka kaa dhigeen'
beey halmar lasoo boodeen labadoodiiba
tha original writin was even hilarious, i just tried ma best with ma retarded somali, hope y'll like it