Maad no tirin kartaa luuqadaha aad ku hadashid? Kee baad ugu jeceshahay markii aynu ka reebno afkeeni hooyo?Afar aan si wanaagsan ugu hadlo. AlhamdulillahImisa luuqadood ayaad garaneysaa?
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Maad no tirin kartaa luuqadaha aad ku hadashid? Kee baad ugu jeceshahay markii aynu ka reebno afkeeni hooyo?Afar aan si wanaagsan ugu hadlo. AlhamdulillahImisa luuqadood ayaad garaneysaa?
Dee iminkaba maqal haddaba.kkk jow. Maya mana maqal waxan aad sheegayso.Agabta = waa inta dhexda ka danbaysa ama qaarka danbe ee inantaWax aad maalin dhexdaas ah aad soo qortay, oo sidan u dhignayd "agabta ma yaacsaynsa"
Bal noo micnee waxa laga wado.
Ma yaac sanaysaa = waxaan u malaynayaa intani way iska jilic-san tahay oo waad iska fahmi kartaa.
Ma maqashay:
''Dhexdu qabatin, naasuhuna, waa qodax can-buuleede, naa hooy gugoo hoorayeey, galabta ma i raaci?''
Waaba tii oo la dhalan rogay!
Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 65 guests