Page 1 of 2

Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 5:15 pm
by Casanova25
Abd al-Aziz of Mogadishu (Arabic: عبد العزيز‎) was a 14th-century Somali ruler in Kinolhas, Maldives.

Biography

The presence and high position of Abd al-Aziz in this region highlights the close connections between medieval Maldives and the Somali seamen from Mogadishu sailing the Indian Ocean. They supplied Maldivian traders with exotic animals and musk, and contributed to the ethnogenesis of the Maldivian population.[1][2]

In 1346, Abd al-Aziz welcomed Ibn Battuta at his court and entertained him before giving him a barque to continue his journey

http://en.wikipedia.org/wiki/Abd_al-Aziz_of_Mogadishu
not only did somalis rule the maldives Islands but they also spread Islam to those areas, even the name Maldives comes from a somali name in the beginning. male af somali and later on Dhibat Al Mahal in arabic then it became maldives.

There was also a heavy war in Maldives between the ajuuraan empire and the portuguese in 1424.. the battle famously known as dagaal dhiig badaneey which Means those men actully fought for that Island.. maldives is a peaceful Island i actully believe it was the only serious war in the history of this beautiful place..

Which Means the Island belongs to somalis since they split the most blood for that Island. i think they should re-claim it..
SALDANADDII (BOQORTOOYADII) UJUURAAN
Waa boqoryootadii kaliya ee Afrikan ah ee jirtay casriyadii dhexe Waxay jirtay qarnigii 14aad ilaa kii 17aad.
Waxay dhulki ay degganaayeen iyo degaannadii ay xukumayeen ka difaaceen gumaystihi Burtaqiiska.
Waddamo badan gaar ahaan Koonfur Bari Afrika ayay u hiilliyeen markii ku duulay Butaqiisku.
Adduunka ayay mareen oo xiriirro la sameeyeen dhulal badan ilaa Shiinaha. Waxaa xusid mudan inay Shiinaha la galeen heshiiskii ugu horreeyay ee Afrika iyo Shiinaha dhex mara ee ilaa hadda raadkiisa la hayo.
Waxay qabsadeen oo xukumeen dhulal ay ka mid yihiin Jaziiradda Maldives iyo geyiga Muzambiik oo ay dahab ka qodan jireen. Maldives waxaa kula dagaalay Bortaqiiska 1424 waxaana ka dhacay dagaal loogu magac daray –Dagaal Dhiig Badaney- oo Burtaqiisku ku adkaadeen aakhirkii.
Wadankan Maldives dadkiisu wada muslimiin, sida dastuurkooda ku qoran na qofka aan Muslim ahayni ma noqon karo muwaadin oo ma helayo dhalashada wadanka “Maxaa innaga sidaa dastuurkeenna loogu qori waayay” ayaan is waydiiyay.
Waxay lahaayeen Calan iyo Lacag (Mogadishan) u gaar ah. Lacagtan oo aad looga adeegsan jiray dhulal badan ilaa Imaaraatka inay gaartay ayaa la wariyay.
Caasimaddoodi u horraysay waxay ahayd deegaanka Mareeg oo dhaca xeebta degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud. Waxay kaloo xarumo maamul ku lahaayeen Marka iyo Qallaafe. Anigu waxan indhahayga ku arkay xeebaha Galgaduud waxyaabo badan oo dhagxaan ka samaysan u na muuqaal eg guryo oo kale kuwaasoo dadka deegaanku ku sheegaan inay yihiin yihiin waxyaabo ay isticmaali jireen Saladanaddii Ujuuraanku.
Kaliya waan daah-furay sheekadu se way dheer tahay ee ka aqriso mareegaha hoose iyadoo English ku qoran anigoo codsanaya in ikhyaar kale ay baaritaan dheeri ah sii sameeyaan si aan u helno xog dheeri ah:

References

1.^ Dhivehi raajje: a portrait of Maldives By Adrian Neville pg 6
2.^ Maldivian Links with Eastern Africa
3.^ The voyage of François Pyrard of Laval: to the East Volume 2, Part 2 By François Pyrard pg 467

Now imagine being welcomed to this Paradise by somali as the ruler like Ibn battuta was welcomed by Abd al Aziz of Mogadishu.. thats priceless you can't buy that experience..

Now let me show you Kinolhas, and the small tiny Island within her areas.. thats actully were most tourist come today.. this Island on my visit radar

Image

Image

Image

Meedhupparu is a tiny Island few 1-2 miles away from Kinolhas.. there is tiny Islands in the entire place with Kinolhas being big Island.

This is Kinolhas

The Location of Kinolhas
http://en.wikipedia.org/wiki/Kinolhas

I will for sure visit this Island
Image

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 5:43 pm
by CilmiDoone
We we need to reclaim this Island. :lawd:

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 6:20 pm
by DayaxJeclee
Teena lee har iyo habeen la sumee , Tookale maxaas duudkaa sarey.
Aa ahaan jirey aa ahay aa ka dembeysay. Ma kestey. Derbi maas lagu sharaxooyaa.

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 6:26 pm
by Gabre
Teena lee har iyo habeen la sumee , Tookale maxaas duudkaa sarey.
Aa ahaan jirey aa ahay aa ka dembeysay. Ma kestey. Derbi maas lagu sharaxooyaa.
Mininkood mininkeen :steviej:

#teamUnukaaLeh

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 6:36 pm
by Casanova25
Teena lee har iyo habeen la sumee , Tookale maxaas duudkaa sarey.
Aa ahaan jirey aa ahay aa ka dembeysay. Ma kestey. Derbi maas lagu sharaxooyaa.
Mininkood mininkeen :steviej:

#teamUnukaaLeh
:lol: :lol: :lol:

Team unukaaleh will be out in full force claiming the Island.. blood has been given for the Island, so by nature it will return.. :eat:

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 6:39 pm
by DayaxJeclee
Adi uyugaa ku leh miyaa. Gebre lee kaa dhameestey. Ma kestay?

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 6:43 pm
by Gabre
Kase :lol:

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 6:44 pm
by Casanova25
Adi uyugaa ku leh miyaa. Gebre lee kaa dhameestey. Ma kestay?
I didn't knew that maki haji banadir was online here..

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 8:48 pm
by DayaxJeclee
Haye, goorgoro gasho gebre lee kaa dhameestey.

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 10:46 pm
by Gabre
Shaqfir oo yaahuu iga dheh :?

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 11:41 pm
by Ismail87
Teena lee har iyo habeen la sumee , Tookale maxaas duudkaa sarey.
Aa ahaan jirey aa ahay aa ka dembeysay. Ma kestey. Derbi maas lagu sharaxooyaa.
Waar heedhee ilaahay baan kugu dhaarshaye hada ma sidan baad u hadashaa???

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 11:44 pm
by DayaxJeclee
Teena lee har iyo habeen la sumee , Tookale maxaas duudkaa sarey.
Aa ahaan jirey aa ahay aa ka dembeysay. Ma kestey. Derbi maas lagu sharaxooyaa.
Waar heedhee ilaahay baan kugu dhaarshaye hada ma sidan baad u hadashaa???

Waar? Afmaanshee.

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Fri Nov 15, 2013 11:51 pm
by Ismail87
War iga jawaab dee, mise waad is yeelyeelaysay kolki hore?

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Sat Nov 16, 2013 12:02 am
by Casanova25
:lol:

Re: Abd al-Aziz of Mogadishu the Ruler of Kinolhas Maldives

Posted: Sat Nov 16, 2013 12:06 am
by DayaxJeclee
War iga jawaab dee, mise waad is yeelyeelaysay kolki hore?
Kasdaranoow adi oo isticmaalo erey Dee, iyo waar. shibtaa qabso.