Page 1 of 1
Oday Soomaali ah oo Gaal ah
Posted: Mon Dec 30, 2013 1:28 pm
by Minneapolis Mayor
Waalawaashay. Soomaali gaal ah waligeey ma arkin.
Re: Oday Soomaali ah oo Gaal ah
Posted: Mon Dec 30, 2013 1:36 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
Waligood bay jireen Somali gaal ah...just like umada kalo kale..somalida nooc walba wa laga hela..maxaa ula yaabtaan markaa wax yaalahan oo kale aragtaan..waxaad mooda dadka qaarkood in ay dhagax hoostis ku nolyihiin.
Re: Oday Soomaali ah oo Gaal ah
Posted: Mon Dec 30, 2013 1:48 pm
by Hyperactive
Allah ha so hadeeyo.
Re: Oday Soomaali ah oo Gaal ah
Posted: Mon Dec 30, 2013 1:52 pm
by Minneapolis Mayor
Waligood bay jireen Somali gaal ah...just like umada kalo kale..somalida nooc walba wa laga hela..maxaa ula yaabtaan markaa wax yaalahan oo kale aragtaan..waxaad mooda dadka qaarkood in ay dhagax hoostis ku nolyihiin.
Dee waa lasheegaah laakiin soomaali gaal ah oo hadlaayo, oo gacmo leh, oo afsoomaali kuhadlaayo ma arkin. Tani waa Mucjiso maahan wax aadi ah. Kaaga darane waa nin weyn bal muu xishoodo waaxay gaalnimo.
Re: Oday Soomaali ah oo Gaal ah
Posted: Mon Dec 30, 2013 2:01 pm
by anzeloti
Re: Oday Soomaali ah oo Gaal ah
Posted: Mon Dec 30, 2013 2:06 pm
by grandpakhalif
Who cares let people believe what they want to, why does it concern you?