Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Budhcad badeedda Soomaaliya oo afduubtay markab 2014

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5291
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Budhcad badeedda Soomaaliya oo afduubtay markab 2014

Postby KingWaslawi » Sun Jan 19, 2014 10:55 am

Burcad badeedda Soomaalida,ayaa muddo laga joogo sannad kaddib,waxaa ay maanta afduuben Markab ganacsi oo lugu magacaabo MV Marzooqah iyo shaqaalihii saarnaa oo iminka gacanta ugu jiraa burcad badeedii.

Markabkaan ganacta ugalay burcad badeeda Soomaalida waxaa uu ka dhigaya,kii ugu horreeyey ee ay qafaashan sannadkan bilowga ah ee 2014.

Qafaalashada markabkan waxaa warbaahinta u xaqiijiyey Andrew Mwangura oo ah madaxa barnaamijka gacansiinta bad-maaxiyiinta geeska Afrika .

Waxaa uu sheegay Andrew Mwangura, isagoo la hadlayey wakaaladda wararka ee Reuters,in xilligaan ay ku dadaallayan sidii ay dib ugu soo celin lahaayeen markabka ayna u ogaan lahaayeen kooxda xilligaan haysata iyo waxa ay dalbanayaan,isagoona inta raaciyey inay isku dayayaan sidii ay u soo bad-baadin lahaayeen markabka.

Sidoo kale madaxa barnaamijka gacansiinta bad-maaxiyiinta geeska Afrika,waxaa uu shaaciyey in markabkan ay saarnayan bad-maxiin u kala dhashay dalalka Hindiya, Masar iyo waliba Suuriya,waxaana uu sheegay markii ay qiyaasen kooxda uu markabka gacanta ugu jiro inay gaarayan sideed ilaa sagaal ruux oo ku hubaysanaa hub halis ah.

Dhinaca,xafiiska howlgalka maraakiibta Midowga Yurub ee xeebaha Soomaaliya,war ka soo baxay waxaa lugu sheegay in markabkan uu yahay nooca xamuulka qaada,waxaana ay caddeyey in kooxda markabaka afduubatay inay weerarren markabka xilli uu ku sugna meel ka fog halka ay ciidamadooda la dagaalanka burcad badeeda joogeen.

Haweenay afhayeen ah oo u hadashey Midowga Yurub ee la dagaalanka burcad badeeda Soomaalida oo lugu magacaabo Jacqueline Sherriff,ayaa dhankeeda y sheegtay inay ku dhaqsan donan sidii markabkaabkaas iyo shaqaalaha saaran ay xoriyadooda dib ugu heli lahaayeen maalmaha soo socda.

Ilaa hadda lama caddeyn dalka laga leeyahay markabkaan,dhinacyada ka hadashey qafaalashada markabkan iyaguna ma aysan sheegin dalka laga leeyahay.

Qafaalashada markabkaan ganacsi waxaa ay imaanaysa xilli,muddooyinkii danbe la sheegay inay yaraaden weerarradi kooxa burcad badeeda ay ku qaadi jireen maraakibta ganacsiga iyo kuwa dalxiiska ee gooshaya xeebaha ka agdhow Soomaaliya.

http://www.raxanreeb.com/2014/01/deg-de ... fduubatay/

User avatar
Bermooda
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1675
Joined: Fri Jul 19, 2013 1:23 pm

Re: Budhcad badeedda Soomaaliya oo afduubtay markab 2014

Postby Bermooda » Sun Jan 19, 2014 12:41 pm

The Eritrean navy is responsible :shock: :shock:
Eritrean forces have boarded a merchant vessel that was in their territorial waters in an incident the crew initially reported as a pirate attack, maritime officials said on Sunday.
http://uk.reuters.com/article/2014/01/1 ... 4620140119


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 67 guests