Dhaga,
Quote" Beentu ma fiicna taariikhdana lama qaloociyo. Heisted meesha ku soo qortay."
Waan kugu raacsanahay inay beentu balaayo tahay.

ma ihi ruux ka xishoota in la saxo, mana ihi ruux ka xishoota inay khaldkeeda qirato.
Haddaad dib u akhrido waxaan qorey. Sheekada waan maqlay. Waxaanan idhi "Qofkii taariikhda labada mujaahid hayaa ha nala wadaago" Adiga oo aan beena waas igu sheegin ayaad isixi kartey
Balse waa balan inaan soo xaqiijiyo sheekadan.
Arrinta aad ku sheegtey Xalane Alla yaa Raxmu inuu doqon ahaa. Waa kaskaagu waxa uu ku siiyey. Ilama qurux badna inaad marxuum ku aflagaadooto. But again that is your choice.
Ma qabo inay caruur xasuuqeen. Aniga aragtideyda waxaa weeye inay ahaayeen Mujaahidiin u hurey naftooda dhulkoodii iyo dadkoodii. Shakina kuma jiro inay Somali Galbeed ay Somaaliyi lahayd.
Ilaahay ha u naxariisto labada Mujaahid iyo intii u dhimatay danta Somaaliya.