
Moderators: Moderators, Junior Moderators

lol Cherine is right, this is another man, wa on isku qoys bey ka yimaden. lol
@ isku qoys bey ka yimaadeen







Yaa ditoore thats not the way to tie a tie kkkkk


walaahi sida lo xirto tie waxaan bartay markaan shaqada bussdriver bilaabay.. waligeey hore uma xiran.. laakiin sidaan hadda aan u xiranahay waa NEW STYLEYaa ditoore thats not the way to tie a tie kkkkk

Lacag aaba ii soo tuugsanee miyaa?yes ilmo adeer laxmi ah$$$$ deeqa how much you need? cuz i have other cousin in dubai over 20 million dollars xoogaa yar ayaa ka soo qaadayaa....

LOL viva new style A la Yalahou.walaahi sida lo xirto tie waxaan bartay markaan shaqada bussdriver bilaabay.. waligeey hore uma xiran.. laakiin sidaan hadda aan u xiranahay waa NEW STYLEYaa ditoore thats not the way to tie a tie kkkkk


busdriver salary waa okay.... 3500 dollar plus xaliimooyinka busska ii soo koro ayaan shukaansadaa![]()
![]()
this Dr is a comedian. i dont know why he didnt go for stand up comedian career. he would make more than bus driving salary.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Ah12, nnjrewzas112 and 116 guests