Re: Zulaika appreciation thread
Posted: Tue Feb 25, 2014 12:07 am
Jam Street, it is institutionalised corruption bro. The transaction cost of being taken to a police station is so high that people opt to pay. I also discovered that Somalis - who are supposedly Kenyans- are maltreated more than somalis who carry foreign passports.
Go to Mandera. You will not be stopped and searched. I will provide with an insurance policy.
Marques, adeer Zuleika waxaan u maleeynaa inaay tahay xaas. Adiga iyo Jam street u dagaalama inaad heshaan walaasheeda baskeedu wuu dhaqaaqe.
Garabkiina alla ha galo. anigana bal ha la ii raadiyo hooyadeed hadaan la qabin ama habaryarteed
qoftaan waa qof gaari ah oo waa in laga agdhawaadaa
!