Germany(HWN)Sida Aad La Socotaan Waxaa Waayadaan Dalka Jarmalka Ku Xanuunsanayay Fanaanka Weyn Boqorka Codka Soomaaliyeed Maxamed Suleymaan Tubeec Kaas oo Qaliin Lagu Sameeyay Mudo u Jiifay Isbitaalka Saakay oo Ay taariikhdu Tahay 11.03.2014 Ayuu Geeriyooday Waxaan Ilaahey Uga Baryeeynaa Inuu Naxariistii Jano Ka Waraabiyo Eheladii uu Ka Baxayna Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo AAMIIN
http://hadhwanaag.com/detail.aspx?id=125542




