Waxa magaalada muqdisho maanta ku geeriyooday jilaa caan ah, cali hiiraan oo cisbitaalka medina jiifay oo beryahan xanuunsanayey ayaa saaka geeriyooday
ILAAHAY WAXAAN UGU BARYINAA INUU U NAXARIISTO ILAAHAY WAXAAN UGU BARYINAA INUU JANATAL FARDOWSA KA WARAABIYA
http://waabarinews.com/2014/03/14/deg-d ... -muqdisho/


