Page 3 of 5

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 3:04 pm
by Mureedi
Hodan
what is wrong with pakistani culture? care to elaborate.

Kingwasalwi. Shanshigu waa Xamar cadcad. Talo fiican waa keenti lakin dad wax maqlaayo ma ihin. Isku duufow aa lugu dhowyahay saxibow.

Salool. Af Somali oo la fahmi karo soo khor mrka u horeeso, marka lamaad,xanaag aa muukhdo ninkaada maa naag lamaad kulu aroosi? You sound so bitter that is visible through your writing.

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 3:08 pm
by salool
War anigu laftirkaygu waxaad mesha so malmaluuqday ma fahmin ee orodow turjumaan doono jaan jaan yahow.

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 3:24 pm
by Cherine

You're supposed to say 'he's MY' not 'he's mine'(hmm possible freudian slip on your part?).Go and learn english properly instead of being drunk on the word cajusaad.
;) ,..... i stand by my words, and i'm sure your the one in need of English course old woman!

so anyway, naaya just :lost:

Poor guy, you really struggled to formulate a reply didn't you? Going back and editing a total of 3 times, ouch! need i say anymore? Image

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 3:29 pm
by Even123

:russ: , right!

You won me over Sister, truce ;) .

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:00 pm
by Reacher
For health reasons one should avoid marrying a close blood relative. Any genetic defect within their family gets carried through and passed on to the kids they have this way. It is better to avoid having disabled kids or demented ones. Less challenges for everyone in life and a fair shot at living the good life for your kids and for you that way.

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:03 pm
by Reacher
War anigu laftirkaygu waxaad mesha so malmaluuqday ma fahmin ee orodow turjumaan doono jaan jaan yahow.

Qof walbo af qaldaan kuma hadli karo ma ogtahay?

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:09 pm
by original dervish
All a bit strange if you ask me......marrying Two cousins. :shock:
There may be trouble ahead.

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:12 pm
by salool
Reachr, af qaldaan wa maxay? :?

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:13 pm
by Reacher
Reachr, af qaldaan wa maxay? :?

Afka reer waqooyiga.

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:20 pm
by salool
Reachr, af qaldaan wa maxay? :?

Afka reer waqooyiga.
Kaasina waa maxay?

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:22 pm
by Colonel
:lol: :lol:

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:28 pm
by Reacher
Reachr, af qaldaan wa maxay? :?

Afka reer waqooyiga.
Kaasina waa maxay?

Kee? Ma kaaga? Adiga afka qaldaankaad ku hadashaa, kan su'aasha waydiiyay dadkana kan xamariguu ku hadlaa.

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:45 pm
by salool
Ila hada kilmada aan sugayey maad odhan.Anigu nin yahow waxaan ku hadleya Af Soomaali...afka kaliya ee saxa ah.Marka anigu af hindigan aad mesha so qorten ma fahmayo ee orodo af soomaliga saxa so barta.Wax af qaldaan la dhaho ma jiro ee mar danbe yaana waxa laga maqlin.

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:52 pm
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
I thought shanshisis left the cousin f-king thing back home...damn

Dude, give ur cousin her papers and marry a shanshi of ur choice.

Re: Somalinet folks, talo aa la rawaa

Posted: Tue Mar 25, 2014 4:57 pm
by Reacher
Ila hada kilmada aan sugayey maad odhan.Anigu nin yahow waxaan ku hadleya Af Soomaali...afka kaliya ee saxa ah.Marka anigu af hindigan aad mesha so qorten ma fahmayo ee orodo af soomaliga saxa so barta.Wax af qaldaan la dhaho ma jiro ee mar danbe yaana waxa laga maqlin.

Islawaynin reer waqooyi wakaa. Keligeed saxan, meesha ka wad/halkaa kasii wad afsoomaaliga Qaldan lol.