Page 17 of 18

Re: I have got the blues people

Posted: Sun Mar 13, 2016 12:46 am
by Lamagoodle
Lamagoodle :rose:
Beerka ii huraa iga gudoon gacalka.


Asxantu qalanjo. :up: :rose:

Waxaan soo xasuustay heestaan. Mid magaceedu ahaa MAANO oo maqabiyo ah ayaan beri bartay. Heestaan ayaay dhageeysan jirtey markaan mid Lamagoodle ah oo saaxibteeda aan bartay :oops:


Re: I have got the blues people

Posted: Sun Mar 13, 2016 5:41 am
by Bella18
Casha cabdoow :up:
Maqbiyo xita kaama fakanin? :lol:

Re: I have got the blues people

Posted: Sun Mar 13, 2016 6:25 am
by Lamagoodle
Casha cabdoow :up:
Maqbiyo xita kaama fakanin? :lol:
Gaarida haweenkaay, taasi waxaay ahayd markaan yaraa. Beryahaan maqabiyo iskaba dhaafe xataa gabar assalamu calaykum ma dhihi. Waxaan noqday garoob gaad. :lol:

Re: I have got the blues people

Posted: Sun Mar 13, 2016 6:39 am
by Bella18
Rageedi, wixii duxaayo ku dadaal deenba haa lagu yeeshee. ;)

Re: I have got the blues people

Posted: Sun Mar 13, 2016 6:51 am
by Lamagoodle
Rageedi, wixii duxaayo ku dadaal deenba haa lagu yeeshee. ;)

Yaa salaam!!!! meeshaan minaan kugu arko farxad Ayaan la dhiicaa! Gormaa iigu dambeeysay kalmadaha noocaasi ah?


Re: I have got the blues people

Posted: Sun Mar 13, 2016 6:58 am
by zidane88
Nostalgic! thanks Grand-Lama goodle. :up:

Re: I have got the blues people

Posted: Wed Mar 16, 2016 11:03 pm
by Bella18

Yaa salaam!!!! meeshaan minaan kugu arko farxad Ayaan la dhiicaa! Gormaa iigu dambeeysay kalmadaha noocaasi ah?

Geesiyoow aan waa ku gartee
Gacal in aas ku galeee
Maa kugu gaari karee
Waa ku garbeehaaye


Image

Re: I have got the blues people

Posted: Mon Mar 21, 2016 10:21 pm
by Lamagoodle

Yaa salaam!!!! meeshaan minaan kugu arko farxad Ayaan la dhiicaa! Gormaa iigu dambeeysay kalmadaha noocaasi ah?

Geesiyoow aan waa ku gartee
Gacal in aas ku galeee
Maa kugu gaari karee
Waa ku garbeehaaye


Image

The chorography is :up:

Re: I have got the blues people

Posted: Thu Mar 24, 2016 12:07 am
by LeJusticier

Re: I have got the blues people

Posted: Thu Mar 24, 2016 12:26 am
by Lamagoodle

Re: I have got the blues people

Posted: Thu Mar 24, 2016 12:29 am
by Lamagoodle




Re: I have got the blues people

Posted: Fri Mar 25, 2016 11:17 pm
by Lamagoodle







Re: I have got the blues people

Posted: Fri Mar 25, 2016 11:23 pm
by LeJusticier
Jamaad

:blessed:

Re: I have got the blues people

Posted: Fri Mar 25, 2016 11:34 pm
by Lamagoodle


From .36 sec Probably the best voice Somalia has ever produced. Shariif Cabdalla is in a refugee camp in Yemen. I hope he survives the war.

Ana waan gurxamyaa
sida aar gantaal qaba
geel u gala waaye, hadba gees u roora

Nafsi ha igadanno
halaf geedi weeye
gabartaan jeclaaye miyaad i gargaari?

Gabal dhaciy iyo waabeeri
guriga aad ku nooshahay salaanteeyda
geeye haddii aad i gaclootey

Nafsi ha iga gadanno
calaf geedi weeye
gabartaan jeclaaye miyaad ii gergaari

Re: I have got the blues people

Posted: Fri Mar 25, 2016 11:34 pm
by LeJusticier