Page 18 of 18
Re: I have got the blues people
Posted: Fri Mar 25, 2016 11:56 pm
by Lamagoodle
LJ. Kuwaan ma aragtay saaxib? I think they have talent:
Odeygaan waa khataros . Heesta uu qaadayo ma taqaanaa saaxib?
Re: I have got the blues people
Posted: Sat Mar 26, 2016 12:35 am
by LeJusticier
LJ. Kuwaan ma aragtay saaxib? I think they have talent:
kan shimbirta u eg waan arkay. Heesta xitaa isagaa kaga fiican Kinsi iyo Xarago
You have missed it. Its on page 11
Bilanay camamkaagan
camamkaagan camamkaagan
Bal balaadhan ee buushka la moodo
Markii aan buuubz idhaahdo waadka biidi taqaanaa
Sidii baasto la laaday
oo bilaydhku wareego
Hadba baal carartaayee
Weysku baahi qabnaayee
An bilowno jacaylka
Re: I have got the blues people
Posted: Sat Mar 26, 2016 12:38 am
by Lamagoodle
LJ. Kuwaan ma aragtay saaxib? I think they have talent:
kan shimbirta u eg waan arkay. Heesta xitaa isagaa kaga fiican Kinsi iyo Xarago
You have missed it. Its on page 11
Sidii baasto la laaday
oo bilaydhku wareego
Hadba baal carartaayee
Weysku baahi qabnaayee
An bilowno jacaylka
Waan aqaanaa kani heestu qaadaayo (Wejiyaal is xasuusta). Laakin odeyga Ayaan ka waday. Waa hees aad u fiican
Re: I have got the blues people
Posted: Sat Mar 26, 2016 12:40 am
by LeJusticier
Odayga maya hore uma arag.

Re: I have got the blues people
Posted: Sat Mar 26, 2016 10:11 am
by Lamagoodle
Re: I have got the blues people
Posted: Sun Mar 27, 2016 9:32 pm
by Lamagoodle
Eedaan la yaabe
arxeenka u daranaa
Islaanimada guud ma ilaalineeyso
ishaay kugu gubtaayo
afkaay kala dirirtaa
Re: I have got the blues people
Posted: Thu Mar 31, 2016 7:39 pm
by Lamagoodle
Re: I have got the blues people
Posted: Wed Apr 20, 2016 9:03 pm
by Lamagoodle
Re: I have got the blues people
Posted: Mon May 02, 2016 10:52 pm
by Lamagoodle
To Bella and other qalanjos on these boards:
Bring me back by shotgun; I want to play this using my guitar but I need some helping hands and instruments.
Re: I have got the blues people
Posted: Sat May 21, 2016 9:53 pm
by Lamagoodle