http://dalyare.com/2014/05/02/daawo-saw ... somaliyed/
Waxaa aad loola yaabay kadib markii ay soo baxeen in caruurta uu dhalay madaxweynaha Soomaliya Xasan Sheikh maxmauud ay maalintii ku baxda qarash aad u badan halka ciidankii qaranka Soomaliyeed loo layahay mushaar ay caruurtooda ku mareyaan iyadoona xaalada dalka xiligaan maraayo xili adag oo abaaro ay ka jiraan taa oo keentay in qoosas badan ay gaajo u dhintaan
Wiilkaan waxaa lagu magacabaa Kamaal xasan Sheikh waana wiil ay ku baxdo qrash aad u badan oo la ogeen halka uu ka keenay madaama noloshaan uusan heysan xiligii uusan aabahii noqon Madaxweynaha
In hogaanka dalka logu dagaal waxa keenaya in sidii la doono loo isticmaalo dhaqaalaha dalka iyadoona jirin cid xisaabin karta ama wax u sheegi karta oo dhihi kartaa jooji howshaan dadka ayena ka dhaxeysaa , waxaase waa waxii laga dhalay xukumadii hore ee soo maray Soomaliya
Waxaase isweydiin mudan goorta shacabka Soomaliyeed la xisabtami doono madaxdooda
halkan ka daawo sawirada