
Moderators: Moderators, Junior Moderators




Driving a car and sitting on a sofa equates to living like there's no tomorrow...whoever published that must have no seats in their living room and never driven an automobile. Some folks will write the most ridiculous things to try and besmirch Hassan Sheekh. This is even better than the "no notebook in Japan" story
ina lilaahi waa ina ileyhii raajicuun. Just clicked on the link

DAAWO SAWIRADA NOLOSHA RAAXADA UU KU JIRO MADAXWEYNE XASAN SH MAHAMUD WIILKIISA

sxb i dont hope this but koonfurians are persistant dreamers of fantasy aka somaliland reunion and when added to their lack of functioning statehood plus extreme tribalism, they are nosediving to self inflicted balkanization. acceptance and good relations of an independent somaliland will be the start of somalia's revival i promiseKa daa ha habaarine, ilaahay uga bari wax wanaagsan laakiin walaalkaa looma rajeeyo wax xun.they'll probably never be one againThere is no President in Somalia today.



Horta aniga intaydaan i qabsan bal marka hore idinku isku caqli celiya. Oo dib isugu noqda.
Dhammaantiin waxaad igu hay-sataan maxaad article kan usoo dhigaysaa, bal waxa cabaad idinka baxaaya eega, reer Xamar waxa lagu yaqaanaa inaanay dad is qabta lahayn, wax kasta way isku wada raacayaan. Ta kale hal maalin oo aan soo dhigay thread Xamar ka hadlaya ayaad weli igu haysataan oo iigu cadhaysan tihiin. Wixiinu ma waxa weeye haddu qofkuba hadlo waa xaasid inuu yahay? Waar sidan meel ku gaadhi maysaan ee nimyow si isu dhaama.
Layn baad usoo galaysaan qofkaba oo si aad ugu wada tirisaan. Waxani ma dhaqan idiin gaara baa waabad naga yaabi-seene.
GIjamac kaliya ayaa su'aal ku weydiiye ee paranoia-da iska daa nobody is out to get you.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 71 guests