Moderators: Moderators, Junior Moderators




Waa maxay baala xooftada intaa leeg











Who or wtf is ceebla,maxaase cuney oo ay u cuneen. Lollllllz''Wixii ceebla cunay
Cid dayn maayaane
Ninkii cagalowskaga carar''


Yummymummy u kaadi maad fahmin sheekada e.
Thuga sxb Ceebla waxay ahayd islaan goblan ah, oo aan wax carruura lahayn, Islaantaa raqayada ah oo aad u gabowday, waxay ku noolayd xaafad yar oo ka mid ah magaalada Burco, halkaas oo ay keli-geed ku noolayd, dadka xaafaduna dhammaan way yaqaanaan oo waxay ahayd islaan xaafaddaa aad uga caan ah.
Haddaba habeen uun habeenada ka mid ah ayaa islaantii dhimatay. Ka dibna dadkii ayaa subixii kusoo xoomay gurigeedii yaraa, qofba wax buu sheegay, mid yidhaahda islaanta waa la dilay, mid yidhaahda maya ee tii allaa u timi, haddaba qaar baa yidhi islaanta waa la cunay, oo dad qal ayaa usoo dhacay. Markaas ka dib ayaa dadkii is waydiiyeen oo kaalay islaanta sidan u gabow-day muxuu dad-qalku ka cunaa waaba lafi isa sudhane.
Aakhirkii qaarbaa iyagoo dadka ka bajinaaya odhaahdan yar allifay
Wixii Ceebla cunay
Cid dayn maayaane
Ninkii caga-low iskaga carar!
Iyaga oo uga jeeda wixii islaantaa raqayada ah cunay, cidna dhaafi maayaan.

LOL that's not me. I was using that as an example but I was confronted by her BF walle madaxa ma jabisaa ayaa i qabatay then I fell bad for his women.nagadaa, that can't be you Hilaac! Anyway it was raining in London the past few days so you're telling me some porkie pies![/img]


Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: nnjrewzas112 and 89 guests