Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Mataac cideed

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
biiqaaye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1374
Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

Postby biiqaaye » Sat Oct 22, 2005 9:06 pm

Globe

Kuwo oo Xawaadle ah oo hada kahor 92 gii markee U.N ta xamar imaaneysay airport ka xamar staff uga ahaa U.N ta aa mushaarkooda loo qeybinaayay. Galaadii aa waxee u qeybiyeen $100 each. They loaded their weapons ayagoo k xanaaqsan halka waraaq kaliya oo la siiyay. waxaa la dhahay war suga horta lacagta taa taqaaneen maahanee soo sarifta ayadaa badaneysee. suuqa ee tageen waa loo sarifay ninkasta 3 jawaan aa loo soo buuxiyay. ayagoo qoslaayo intee soo baxeen ee yiraahdaan....."AR GAALAA...XAA KU CAQLI AH. TIISOOW AWOOD BADISO UU YEELAA KAWARAN". lacagta markii la sarifay sidee u badatay ee la yabeen.

odayaasha bishii danbe markii lacagta loo qeybinaayay aa waxaa loo qeybiyay shillin soomali ah si uusan mar danbe muran u dhicin. intee diideen ee waxeey dhaheeen....."BOQOLKII BADANEYDOO BIDAARTA LEHEED MEESHAAN DHIIG AA KU DAADANAAYO"

boqolkii badaneydoo bidaarta leheed waxaa laga wadaa $100 note ka. Laughing Laughing

bidaartana waxaa laga wadaa odayga BENJAMIN oo ku sawiran.

User avatar
DamallaXagare
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1044
Joined: Sun Apr 24, 2005 12:11 am
Location: "I speak of Africa and the golden years of joy" Shakespeare
Contact:

Postby DamallaXagare » Sat Oct 22, 2005 11:52 pm

[quote="Mad_Dog206Asagoo gaariyaasha Caasiga saaran baa caasigii lagu dhex dhuusay. Saa intuu istaagay buu yidhi "WAR YAA CEEL-BUUR KA YIMI"....midki dhuusay baa yidhi "A YARA DHOWAAD LEE QOOMBAARAY (yaan joogay for those who don't understand hawiye lahjad)"...saa gurxam muuse cawl intuu sii yara eegay ninki buu yidhi "RAGHEEDI". Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

Laughing Laughing @ A Yara Dhowaad Lee Qoombaaray.




can you explain qoombaarey. Laughing

User avatar
Mad_Dog206
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4007
Joined: Sat Jan 10, 2004 7:00 pm
Location: With President Kim Jong Il, President of Jubbaland State of Kenya

Postby Mad_Dog206 » Sun Oct 23, 2005 10:48 am

^ Laughing reer waqooyi c'mon waa masaakiin, everything waxaad ka dhigan jirteen reer waqooyi iyo reer koonfur. Laughing reer koonfureedka are as different as the 100 or so tribes of ethiopia. Laughing

QOOMBAARAY is hawiye tongue for "joogay" or "joogaa".... "a yara dhowaad lee qoombaaray" means "mar dhow yaan joogay" or "hadaan ka imi" Laughing Laughing


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 8 guests

cron