Cunaha maku dhigtaa ayaa I qabata markaan arko kuwa u nacam leeya madaxdayada.
La colbaan ahay kuwa dadka cagaha qabsada ee isku dhedhejiya madaxda ama dadka xoolaha leh.
Waxaan in badan arkay kuwo markay arkaan madaxda qosol aan hayn iska doon doona. Ama kuwo casuma qofka taajirka ah oo qadadii uu haystey ugu dara qado kale oo uuna u baahnayn, miskiinkana ka fogaada. Why can't they be themselves all the time. I can't stand people who suck up to people. Be polite but have some pride. Give your charity to those who need most. My God!