Sir!.
Maalin waxaa dhacay, aniga iyo laba kaloo qaldaamiin ah baa dood dheer oo ku saabsan siyaasada Soomaaliyeed galay. Marka yar Xamari ah baa nala joogayoo ku waashay "Aboowayaal, naga daaya siyaasadan iyo waxan aan waqti loo hayn, Soomaaliya waa laga soo tagayee!." Markii dambe intuu xanaaqay buu yidhi: "ani maxaa ii keeney qaldaamiintan waalan!."
After a while, this muruursade guy who grew up in Xamar showed up and he started conversating with yarkii xamariga ahaa!. You can't believe what they were talking about!. Kaluun, Malay, Muufo, Xamar Jajab!.

Yarkii xamarigaan maqlayay isagoo mar leh: "abaay abaay, ani malaayaa subax kasta soo qaban jiray, asagoo saa u boodboodaaya!."
Offcourse, I can't mimic their Xamari lahjad as well as you do!.
Kambuli
See, you didn't even get my point!. My point was, that I've seen rag "Aboowe macaan" isugu yeedhaya!.

I always used to think that the term "aboowe" was only used by women to call on the dudes!. Laakin I was playing soccer couple of years ago in Mpls, and one of the dudes was like: "banooniga ii baas, aboowe macaan"!. Ilaahay yaab buu ii keenay oo shib baan galay!. Laakin I've found out later on, that it's okay for Xamari dudes to call on each other with the usual "aboowe macaan" phrase!. It's their culture!.
Plus, waa ceeb inaad tidhaahdid "hooyaday" ama "aabahay". You have to say "Odaygii baa sidaa iyo sidaa" or "Islaantii baa sidaa iyo sidaa"!. Or atleast Odaygii aabo, or Islaantii hooyo!. You can't just say aabahay iyo hooyaday!!!!.