Re: The moment when u realise ur more traditional than u tho
Posted: Sun Jul 20, 2014 4:13 pm
Ja
Waad iska riyoonaysaa walaal oo khiyaali baad naftaada u dhisaysaa. Indha adakidaa dee, anigu meeshan wakhtiga ayuun ku ridaa, ee calaf kama dhex raadiyo, alhamdulillah waxaan ahay nin si farxad leh u guursaday, tii aan dunida ka caashaqyna wadnaheeda ayaan kas-baday waanan ku guulaystay ilmahaygii curadna iminkuu sanad madaxa kasii jarayaa. Markaa inaad isa soo kay dhinac dhigto mabay ahayn.
Markaa ragga qaar waa laga xishoodaa, oo faraha laguma soo fiiq-fiiqo.
Waa tobankii danbee khayrka badnaa, yaanay inala sii fogaane bal cafwan walaal.
Wasalaam.