Married ppl do not escape the pressure it actually gets worst. I refuse to give ppl that can work money laziness shall not be rewarded
Tell your parents put me in a hagbad otherwise fuck off waxba haa ii waydiin
Secret women that steal hagbads are shamed its hard for them to join one in the future
Inantu waa miskiinad..waxa kuma dhacdo inay tidhaah waalidked..mana fiicna runtii.Waa ina markasta waalidka la xaq dhowro si kasta oy kaaga gar daran yehii.Khaladu ugu weyn ay samaysay waa, mushaharkeedi bay reerka oo sheegtay.Haday 20.000 qaadato inay 10.000 baan qaata ku tidhaah bay aheyd.

Waxan oo mashaakil ah lamay kulantenba hada.
missB: hooyada runta oo sheeg..lacagtan subax kasta ayaad oo kacda..nin iyo naag waligood subax kicin lacag laguma khasaariyo.Dadka wadankiina lazynimada ayyan ku nacay.Niman xoogogi qaba oo raba inay caruurtooda lo biilayo.
