Fannaaniin reer Jig-jiga ah ayaa todobaadkii la soo dhaafay Booqasho ku yimi Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland, waxaanay ku qabteen
dhowrkii habeen ee la soo dhaafay Bandhig-fanneedyo Warbaahinta dawladda si toos looga baahinayay.
http://www.gobanimonews.com/koox-reer-j ... -hargeysa/






