oo aad ka helijiray Starbucks yahii ku yaalay magaalooyinka Washigton,D.C,newyork,London,Oslo,Dubai,Cairo,Nairobi iyo meelo badan oo caalamka ah.

Waxaa sidoo kale si diiran kuu soo dhawaynaya shaqaale aad u dhego nuguk oo loo carbiyay marxabaysiinta macaamiisha oo uu horkacayo maamulaha guud ee xarumaha Somaliland Startbucks Mr Maxamed Cilmi oo waayo aragnimo dheer u leh dhanka adeega macaamiisha.
Hadaba balanteenu waa magaalada Berbera iyo Somaliland Starbucks oo aad sidoo kale ka daalacan kartin bartaada Internetka ee ugu mudan warbaahinta ee Batalaalenews.com iyo Free Internet.
Mahadsanidiin









