The Qarxis.

Meanwhile...

Moderators: Moderators, Junior Moderators






snet is quick







^^^
Qofka picture kiisa uun lama eegto niyahow, ee dad-nimada qofka ayaa ka horraysa sawirka. Anna dabcan kuma mashquulo naag xaaskayga ahayn inaan sawiradeeda daa daawado, waayo waxba ka faa'idi maayo.
Is ilaali waayadan danbe qaar badan qurbaha iyo somalinet ba jooga bahalka salad bay ku laa laa-dinayaan.

Waryey, I stopped caring about somalis beri hore. I know of a somali family their daughter, 12-13, condom baa jeebkeeda ka soo dhacay. And there is more scarier shit I know off. therefore, policing xalimo feelings is not something I worry myself with. Who cares if some xalimo pestered some ginger boy for his number.rufus jackson.Waar garan mayno wuxu yahay, mar kaliya ayuun baan ku arkay news feed-ka. Qurbaha waa lagy baaba'ay.

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 42 guests