Page 1 of 1
75 YEARS OLD SOMALIwoman HAS BEEN KILLED IN HOLLANd
Posted: Tue Oct 25, 2005 2:08 pm
by COSTA
And guess who s the killer??? 55 years old somali woman
http://www.somaliweyn.com/pages/news/Okt_05/25Okt14.htm
Posted: Tue Oct 25, 2005 2:11 pm
by *HannaH*
OhmyGod
Acuthubilah Minashaydami rajim....
Allah Yarxama...
Posted: Tue Oct 25, 2005 2:19 pm
by CrazySommies
u will c it later on. The killer will turn out to be suffering from STRESS like usual.
Posted: Tue Oct 25, 2005 2:25 pm
by Sir-Luggoyo
Allaha u naxariisto.
I wonder why everything freaky, negative, unruly, dissolute and nakedly vulgar is from Mudug?
Posted: Tue Oct 25, 2005 2:29 pm
by B00
Allaha u naxariisto maskiinta.
Posted: Tue Oct 25, 2005 2:50 pm
by surria
Posted: Tue Oct 25, 2005 3:02 pm
by Sir-Luggoyo
Posted: Tue Oct 25, 2005 3:06 pm
by Cawar
Habrihii xataa mooryaan subxaanalaah.
Alah Yarxamha duqda.
Posted: Tue Oct 25, 2005 3:18 pm
by kambuli
Dadka qurbaha yimid waxaa aad ugu batay cudurka dhimirka. Taas waxaa ka daran way ka xishoodaan inay is daweeyaan. Ama waxaa ku badan "Denial" ah inay jirran yihiinba.
Taas waxaa kasii daran, maadaama ay qarsadaan Somaalidu cudurka dhimirka. Marka uu qofku dhib geysto, looma tix geliyo xaladdiisa maadaama ayna ku jirin jirradiisu record-ka.
Waxaa suurtowda inay xaajiyadda wax dishey madaxa ka jirranayd.
Ilaahay marxuumaddaas dhimatay ha u naxariisto. Reerkeediina samir iyo Iimaan haka siiyo.
Sidoo kale midda gacan ku dhiiglaha ah, haddii ay ahayd ruux dhimirkeedu dhiman yahay Ilaahay ha u gargaaro. Qoyskeedana Ilaahay Kurbada, naxdinta iyo welwelka ha uga sahlo. Ilaahow sahal amuuraha.
Somaali Ilaahay bay leedahay, halkaas raggeedii ayaa dhigey
Aamiin Aamiin
Posted: Tue Oct 25, 2005 3:28 pm
by surria
[quote="Sir-Luggoyo"][quote="surria"]

walaahi you are one smart guy, i should stay away from you, just in case you turned on me. Adeer lug, meeqo sano baa jirtaa, dee noo sheek

[/quote]
Sharifo,
Waa hore ayaan kugu qaban lahaa ee waxaan ka baqayaa inaad i inkaarto. Laakiin hadaad i siiso aabahaa adresskiisa anaa ugu imaanayo intaan hurricane kale soo gaarin oo Shariifka la dafin.

[/quote]
War na ga dhaaf warka badan, waad ogtahay, dadkeena gabdhaha in la aroosiiyo markii ay gaaraan 16. It's the way of the ashraafo, mida labaadneh, waxaan la yaabay ganjibka aad tahay, walaahi waxaan u malaaynahayaa in aad tahay dadkii hore ee la dhihi jiray seaman.

Posted: Tue Oct 25, 2005 3:40 pm
by COSTA
Warlord Muran Dilaa Jaadwale all of them are from mudug and waqooyi
without of them somalia would become a better place to live on
Posted: Tue Oct 25, 2005 4:57 pm
by toothpick
I know gerneraly people from Holland are FU_CKED up but I didnt know that include old ladies
Posted: Wed Oct 26, 2005 2:55 pm
by Daanyeer
Haweeney ilaalo ka aheyd barkad ceel-biyood ah oo xalay gurigeeda magaalada Gaalkacyo lagu dilay
Gaalkacayo
Haweeney magaceeda lagu sheegay Barwaaqo Ilka-digir ayaa xalay xilligii suxuurta waxaa toogasho ku dilay gurigeeda dabley hubeysan oo ku soo garaacay albaabka gurigeeda.
Dableyda oo markii ay albaabka soo garaaceen uu ka furay ninka qabay haweeneydaasi ayaa la sheegay in ay rasaas ku fureen haweeneyda oo saaka waaberigii ku geeriyootay isbitaalka Waqooyiga Gaalkacyo ku yaala.
Dilka haweeneydan ayaan la garaneyn sababta ka dambeysay waxaana la sheegay in iyada & seygeeda ay ilaalo ka ahaayeen barkad ceel-biyood ah oo ku tiilay Gaalkacyo.
Ciidamada booliska maamul goboleedka Puntland ee fadhigoodu yahay Gaalkacyo ayaa ku raad jooga kooxihii geystay dilkaasi oo iyagu baxsaday markii ay dilka geysteen.
Dilalka loo geysanayo dadka rayidka ah ayaa muddooyinkan ka dhacayey magaalada Gaalkacyo.
Cabdishakuur Cilmi Xasan,Dayniile,Muqdisho
Ku noqo beejka
dayniilecom @hotmail.com
Posted: Wed Oct 26, 2005 3:00 pm
by Sir-Luggoyo
Posted: Wed Oct 26, 2005 3:04 pm
by LionHeart-112
^^Acuudi billah min those who make fun of tragedies...

Muslim tragedies.