bal amuurtan eega amarkan iyo yaabkan
adhigii xaraashayoo awr baa ka joogee
bal amuurtan eega,
irbad iyo dabqaadka ehelkaan ka qaaday
ahooy sariirta waan so amaahday,
daawaha laftiisa dadka isiiyey
hadii ay nin doontana aniga u jooga
iyaduna alaabta iga badal bay ileedahay, bal amuurtan eega.
idinka iyo alqabanka dirqi bana ku iibshay
islaan ii ayeeya mooyaha ii ilowday,
dacaska iyo ma fiiqdana dirqaan ku keenay
bal amuurtan eega,

Message: Women are materialistic.



