Page 1 of 3
Ma Ogtahay
Posted: Thu Oct 27, 2005 8:57 am
by kambuli
1.In ninkii ugu qiimaha badnaa Qabiilka Somaaliyeed ee Isaaq la yidhaahdo uu ahaa Alle ha u naxariistee Maxamuud Axmed Cali. The Father Of Education?
Mese ogtahay inuu ahaa nin aan qabiil maskaxdiisa gelin? Mese ogtahay inta uu dhib usoo maray inuu dadka jahliga ka saaro. Alla yaa raxmu Maxamuud Axmed Cali. Alle agtiis ayuu yaalaa abaal marin aan cidina kaa inkirin ama kaa xaasidin.
2. Mase ogtahay ninkii kale ee aan isna ka dhicin inuu ahaa Xaaji Faarax Oomaar. alle Yaa Raxmu. Ma ogtahay markii uu Ingiriiksu in badan ku hayey xabsi, in la keeney dhakhtarka Hargeysa isagoo indhabeeley oo bestiisa? Mase ogtahay markii la yidhi ashahaado, inay naftu deysey isaga oo leh" My country and my people are two small to be divided"
3. Mase ogtahay Sheekh Bashhir, Alle Yaa Raxmu. Inuu ahaa halyey kale oo ka dhashay reer Sheekh Isaxaag. Mase ogtahay inuu lugaha iska xidhey markii uu dagaalka kula jirey Gumeysiga si uuna uga dhaqaaqin goobta dagaalka? Mase ogtahay inuu abti u ahaa Sayid Maxamed Cabdille Xasan oo uu doonayey inuu halagankii Sayidka halkii kasii wado?
Mase ogtahay sababta aan raggan u sheegey inay tahay anoo maalin dhexdaas ah ka akhriyey golahan qaar inaga mid ah oo legends ku sheegaya rag iska caadiya oo qaarkood ay ahaayeed wasiiro ama civil servants.

Posted: Thu Oct 27, 2005 9:00 am
by maria from west side
Posted: Thu Oct 27, 2005 9:12 am
by Samatr
Maxamuud Axmad Cali, is often overshadowed by his brother who he enlisted in the first school along with Ina Cigaal.
Posted: Thu Oct 27, 2005 9:17 am
by kambuli
Samatar,
Which one? Cabdiraxmaan Tuur? How come? Cabdirahmaan and Ina Cigaal were not even close age wise

And then how can anyone overshadow adeer Maxamuud? He was one of the greatest men that Somalis can ever have.

Alle Yaa Raxmu.
Posted: Thu Oct 27, 2005 9:25 am
by Samatr
[quote="kambuli"]Samatar,
Which one? Cabdiraxmaan Tuur? How come? Cabdirahmaan and Ina Cigaal were not even close age wise

And then how can anyone overshadow adeer Maxamuud? He was one of the greatest men that Somalis can ever have.

Alle Yaa Raxmu.[/quote]
Ha Tuur isku reero baan nahay, weliba reeraheena baa isku dowaa, awoowgay ilaahay uu naxariisto miigay ku wada noolayaan reerkooda.
Waxaan ka waday labadaba isaga ugu wacan inay gaadan meeshay gaadeen.
Posted: Thu Oct 27, 2005 9:30 am
by kambuli
Quote"Waxaan ka waday labadaba isaga ugu wacan inay gaadan meeshay gaadeen."
Samatar, ma fahmin. Ma waxaad leedhay Maxamuud Alle yaa raxmu ayaa ka dambeeyey meeqaamka ay gaadheen Cigaal iyo Cabdurahmaan?
If that is the case, yes, but not only these two but almost anyone who succeeded in the North.

Posted: Thu Oct 27, 2005 9:40 am
by qudhac-m
Kamboli
Naaayaaaa
AYAYDAA DHAFOORADA CIROOBAY KA WASE MAXAANU SAMAYNAY
Posted: Thu Oct 27, 2005 1:15 pm
by QansaGabeyle
Posted: Thu Oct 27, 2005 1:55 pm
by Dhaga Bacayl
K,
Great...but are you saying Faarax oomaar ashahaadadii boo iloobay
I agree Max'd Axmed Ali was an icon...
Sheikh Bashiir was another great leader but I don't think he shared the same ideology as the mad mullah.
Samat
B.S. Cabdiraxman tuur was nothing with no legacy. You can't compare him to Max'd Axkmed Ali or Igaal..
Posted: Thu Oct 27, 2005 2:02 pm
by kambuli
Dhaga,
Quote"Great...but are you saying Faarax oomaar ashahaadadii boo iloobay".
I love Xaaji Faarax Oomaar so much. If there is hero for my life he is one of them. Also I hate to say anything that can be seen as negative about him.
All I know is that he was saying. My country and my people are too small to be divided markii ay naftu deysey. Maybe ashahaadadana wuu odhanyey.
Please dhinac kale wax haka eegin. This guy Alle Yaa Raxmu was an icon. Weydii odayaasha oo dhan. I happen to know someone aad u jecel oo ka taariikheeya.
Posted: Thu Oct 27, 2005 2:28 pm
by Daanyeer
Kambuli,
Ma ogeyn, waa ii AFKAADA.
Ur Brother With Intellectual Glasses In s'net !!!!!!!!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY
Posted: Thu Oct 27, 2005 2:34 pm
by foolxume2005
I told you this Kubili chick is ISAAQ, her true colors are showing now
Posted: Thu Oct 27, 2005 2:35 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="kambuli"]Dhaga,
Quote"Great...but are you saying Faarax oomaar ashahaadadii boo iloobay".
I love Xaaji Faarax Oomaar so much. If there is hero for my life he is one of them. Also I hate to say anything that can be seen as negative about him.
All I know is that he was saying. My country and my people are too small to be divided markii ay naftu deysey. Maybe ashahaadadana wuu odhanyey.
Please dhinac kale wax haka eegin. This guy Alle Yaa Raxmu was an icon. Weydii odayaasha oo dhan. I happen to know someone aad u jecel oo ka taariikheeya.[/quote]
Thanks...I know about them guys. They were good people with great vision similar to most of us , Isaaqs, ...only if they knew! in diyaarado dadkoogda lagu dalban doono.
Posted: Thu Oct 27, 2005 2:37 pm
by kambuli
Daayeer,
Waxaan u maleynayaa haddaad Xamar joogtey inaad maqashay schoolkii la odhan jirey Maxamuud Axmed Cali. Xaajigaas ayaa loogu magac daray. Laakiin runtii muu helin sharafkii iyo xurmeyntii uu Somaliweyn ku lahaa.
Waxay ahayd in magaalooyin, waddooyin, airoports loogu magac daro. Waxay ahayd meesha caruurteena ay ka wada yaqaanaan Michael Jakson magaciisa inay yaqaaniin Magaca Maxamuud Axmed Cali.
Laakiin inaga waxa la inooga baahan yahay inaan u duceyno Mujaahdintaas oo kale.

Posted: Thu Oct 27, 2005 2:40 pm
by Dhaga Bacayl
[quote="kambuli"]Daayeer,
Waxaan u maleynayaa haddaad Xamar joogtey inaad maqashay schoolkii la odhan jirey Maxamuud Axmed Cali. Xaajigaas ayaa loogu magac daray. Laakiin runtii muu helin sharafkii iyo xurmeyntii uu Somaliweyn ku lahaa.
Waxay ahayd in magaalooyin, waddooyin, airoports loogu magac daro. Waxay ahayd meesha caruurteena ay ka wada yaqaanaan Michael Jakson magaciisa inay yaqaaniin Magaca Maxamuud Axmed Cali.
Laakiin inaga waxa la inooga baahan yahay inaan u duceyno Mujaahdintaas oo kale.

[/quote]
We just did that in Somaliland. There are schools, streets and a whole district named after him. His legacy and history was also inked in the textbooks..