Maanta wa knowledge deep ah, hence why I am writing in somali, my second language.
Hadaad shaqo interview leedahay waliga lama xidho light blue.i fluked a job once wearing light blue, but my supervisor secretely revealed I almost didnt get the job as they felt I had kibir, madax adeyg, iwm, in my personna. Calanka soomaaliya wa light blue.soomaalidu wa umada aduunka ugu kibirka badan.
Madow is the best colour to wear for shaqo interview.madowgu wuxu ku tusiniya, quwad, awood, seriousness.laakin, bacdul interview, lama xidho madowga inta badan, madama lagu arkayo qof dabeecad xun.red is better hadii aad competition galeysid.red baa inta badan guleysta.
Madowga waxa la xidha markad samaynasid startejik move ama colaad qof idinka dhaxeyso.
Casaanku wuxu ku tusuya bravery, heroism, anger, loyalty, blood.inta badan lama xidho.otherwise you will look qof dictator ah.
Pinky.wa colourka khanisiinta waaweyn, laakin waa la xidhan kara, hadii aad naag cadaan istuseysid ama marketing ka shaqeysid.
Green.wa colourka revolutionarga oo dhan. Green weliga interview looma xidho, otherwise waxa lagu moodaya qof xukun doon ah.green waxa la xidh first day of shaqo, sidii loo arko in aadan ciyareyn
Tbc.




