Qaramada Midoobay oo hal gaari dab damis ah ugu deeqday magaalada Kismaayo.
November 17, 2014 | Filed under: Wararka | Posted by: admin
Gaarigan dab damiska ah ayaa lagu wareejiyay maamulka magaalada Kismaayo, kaasoo looga hortagi dooni haddi uu dab si kedis ah uga kaco magaaladaasi.
Maamulka magaalada Kismaayo ayaa sheegay iney shaqaale u tababarayaan gaarigaasi dab damiska ah ee U.N-ku ugu deeqay magaaladaasi.
Waa dab damiskii ugu horeeyay oo ay yeelato magaalada Kismaayo.





