Page 5 of 7

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Tue Dec 23, 2014 8:50 pm
by Libix
lmaooo ma ujeeday odayga saas u oyn rabay. hahaha

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Wed Dec 24, 2014 9:39 pm
by Bella18
:russ:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Wed Dec 24, 2014 10:18 pm
by Bella18
waa laa fashilmay :lol:


lol@you welcome...open my handhis :deadrose:
Kii english ahaa waa laa kufsaday

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Wed Dec 24, 2014 10:37 pm
by Bella18
"Isla markii dhab dhukub lee waaye" :deadrose:



Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Fri Dec 26, 2014 5:16 pm
by YummyMummy
Watching this now



Edit:
Mahubo Fabulous: "aniga ma i jeceshahay?"
Dude: "Jeceyl waa maxey walal? Jeceyl ma jiro, qoftaas (dead wife) waa dhimattay, adi leh hadda nool" :deadrose:

"Dead wife": "gabadha hadaa rabtid inaa shukaansatid maxaa ii dilee?" Valid question :ehh:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 2:31 am
by Bella18
"Haddan iska ka biyo-biyeeysto ka waran?" :deadrose:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 1:39 pm
by Libix
hahahahahaha Nice one ladies! koobkoo shaax aan usoo qabsanaaye soo keena lee adinkana, tanag you yummy and bella:)

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:16 pm
by Libix
Looool@daawada waa kuugu ridi, beesada iigu rid!

Looooool @daawadan waaba dhacday. Sagaashankiya dhacday tana waa sideentanki!

Loooooool@ Qofta qoroxda jooga daawadan waxkama dhimeeso

looooool@Iidhiib gacanta , waa sadax beri, saana uurku tahay.

Loooooooool adaa waayeel eh daawo wax makaa tareeso!

Looooooool @Waxey wadatay gaari bmw ah waxey ii sheegeesay side iijeceshahay


looooooool@Buundo kadhac oo dhimo horteyda maxaa iidilee




:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: dhintay!

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:20 pm
by YummyMummy
^ Libixeey tani miyey kugu cusubtahay? :lol: ka waran shukaansiga reerahayaga? Makes you wonder how we have a booming population :lol:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:24 pm
by Libix
yummy waan daalay saan uraadinaayay cidiini waalalka bal isiiso walalay. hahah

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:27 pm
by YummyMummy
^ Libixeey ka waran bal haddaad inugu soo biirto, ad af shukaansiga noo macaaneysid :lol:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:29 pm
by Libix
loool yummy missionkas macquul uu iinoqon waayey laakinse wali riyadaay aan wataa ileen riyooyinka waa free.

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:32 pm
by YummyMummy
aww huuno ardullaahi waasic buu Qur'aanki sheegey. Haddaad Westfieldkaaga ka weysid, kayga ayad ka heli :lol:

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:40 pm
by Libix
lool kuwa tukaanada hortaagan aabaa ugu necbahayba.

Re: Short Riwaayad Thread

Posted: Sat Dec 27, 2014 5:51 pm
by YummyMummy
:lol: oo kuwaasi waaba kuwad u baahanyahay, "iftiinka qoraxdaba wuu kaa celin lahaa" :lol: