Page 6 of 7
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Sat Dec 27, 2014 5:56 pm
by Libix
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Sun Dec 28, 2014 9:48 am
by Lamagoodle
Twist iyo Bella, the world is a small place. Ceel Jaalle, Aw Baale, Aaw Cismaanka
I think most of the snet members (kuwaa qaatiga laga taagan yahay) waxaa waalidkooda lagu soo mehriyey Cagaaran.
Funny names; Saraha bayturaas, Sheekh abroone iyo bulajaanka buufow.
There was this presidential palace between Shalanbood and Merca. It was
where I first sinned. Three days in a row.
Libix laafyadeeda ayaan arkaa ee waa lafihii hore.
The thread;
This sketch is funny. It is how Xamar was back in the days; age of innocence
LOL reer baadiye iyo reer magaal; Radio
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 10:28 am

hahahaha saad ii fahantay lee. xafiirkoos inaas tahay indhahaagas ka kasay! lool
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 10:47 am
by Bella18
Twist iyo Bella, the world is a small place. Ceel Jaalle, Aw Baale, Aaw Cismaanka
I think most of the snet members (kuwaa qaatiga laga taagan yahay) waxaa waalidkooda lagu soo mehriyey Cagaaran.
Funny names; Saraha bayturaas, Sheekh abroone iyo bulajaanka buufow.
There was this presidential palace between Shalanbood and Merca. It was
where I first sinned. Three days in a row.
Libix laafyadeeda ayaan arkaa ee waa lafihii hore.
The thread;
This sketch is funny. It is how Xamar was back in the days; age of innocence
LOL reer baadiye iyo reer magaal; Radio
Lol! Abootoy naa furo, 3 days in a row aa, sheekada waad uu bogtay miya Jalle?
Tuug maa aragtay is classic

Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 11:09 am
by Vivacious
I think most of the snet members (kuwaa qaatiga laga taagan yahay) waxaa waalidkooda lagu soo mehriyey Cagaaran.
Gonna check these ruwaayado next time, nice work ladies

Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 1:46 pm
by Lamagoodle
I think most of the snet members (kuwaa qaatiga laga taagan yahay) waxaa waalidkooda lagu soo mehriyey Cagaaran.
Gonna check these ruwaayado next time, nice work
ladies 

Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 1:49 pm
by Lamagoodle
Bella,
We were
Young days; when I could combine biyo macaan oo warshadda sonkorta Jowhar laga keenay, laba marduuf, heeso lilaw iyo laba gabdhood oo ii gogley oo laanta laariga afka ii geliyo oo marna i dhaho xuuno marna macaanow marna aboowe:lol:
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 1:51 pm
by Libix
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 1:57 pm
by Lamagoodle
Libix, waran? qaraabada, eheleda iyo deriska ma roono?
Qaraabo haddii la yahay u sheeg DeeqaD in aan ahay duqii xaafada. U sheeg Twist-na inuu yahay Sheikha Ceel Jaalle.
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 2:01 pm
by anzeloti
[youtube]?v=DALLlfShRzE[/youtube]
Ninkaan ilkahiisa aad moodo fargeeto qashin ku barisey
Aw kuku ANU
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 2:02 pm
by Libix
ehelada wey roonaayeen markan ogaa. adiga mareesa?
lol jaale DD Specsavers in loo diro waaye hadeyba awoowayaashi xata saas ugu gaftay.
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 2:08 pm
by Lamagoodle
ehelada wey roonaayeen markan ogaa. adiga mareesa?
lol jaale DD Specsavers in loo diro waaye hadeyba awoowayaashi xata saas ugu gaftay.
Ballo ma jidho, hadaay jirtana ma buurno.
DD ayaan kuu aqaanaa ee gantaalkaasi saaxibkey Twist ayuu u socoday. I was at the wrong place at the wrong time. Odey, mar xun socod ah ayaan ahay.
Habeen wanaagsan, waa inoo markale.
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 2:21 pm
by Libix
[youtube]?v=DALLlfShRzE[/youtube]
Ninkaan ilkahiisa aad moodo fargeeto qashin ku barisey
Aw kuku ANU
Saan feer kuugu wada dhagahaaga qaac ka keena
Saan titoonyo kuugu wada sankaaga holac ka keena
Oo wuxu waana bahalo roorinamaayaane xey tahay
Areey waxan naftiisa igu girgorihaa
Birtaan ninka qoray xoogbadnaaye
Arooya bal daye hee, far yara lakeenay oo bir laga qoray
jaale, habeen wacan.
Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 5:25 pm
by Vivacious
Jaale
See ladies la idin dhahaa
The ladies know themselves

Re: Short Riwaayad Thread
Posted: Mon Dec 29, 2014 7:17 pm
by Bella18
Ibtiladan anay ii haysataa
deriskayga ayu budkaasa ku fiicanyahay in madaxa lala dhaco iskiifoyaasha