Wallee waan xaqiiqsaday inaan badow ahay!!!!!
Gabdhihii la weyddiiyey dookhooda qaar baa yidhi " Waa inuu wiilka aan doonayaa bishimo gaduudan leeyahay"... Ilaa iyo hadda waan fahmi/garan lahay fekerka iyo dookha ka dambeeya..nin af cas..Can anyone enlighten me??? Aniga maskaxdaydii way ka bixi weydey...




