Postby Xildiiid » Mon Dec 08, 2014 9:18 pm
Munaafaqaasi guryaha Hargeisa ayuu bililiqeysan jirey markii maatida reer Sheikh Isxaaq magaalooyinkoodi laga saaray oo u Afweyne soo kireysaneyey duuliyeyaal Rhodesian ah si ay u duqeeyaan dumar iyo caruur.
Muxuu markaa ay dhibaatooyinku socdeen uga hadli waayey? Miyaanu ilaahay farin inuu qofku gacan wax kaga qabto dulmiga, haduu awoodi kari waayana inuu hadal ku dhaliilo, haduu awoodi kari waayana inuu niyada ka nacdalo.
Maah maah Ingiriis baa tidha "Silence is a sign of acceptance". Shalay wuu ogolaa oo wuu ku faraxsanaa, maanta hadaba xaarka ha xejisto. Ilaa iyo inta dunida laga rogeyo Isaaq ba u talin doona. Haduu is waalana, xabad baa dhafoorka looga saarayaa.