Cafis Iyo saamax
Posted: Mon Dec 15, 2014 11:28 pm
Go'aan baan gaarey, in badan baan dambi Iyo dulinimo ku dhex quweystey halkan. Dhankaa Iyo diinta ban u jeesanayaa. Waxaan niga codsanayaa in aad ii soo duceysaan Iyo inaad i cafisaan. U rumeyso amasa ha I rumeysan wan iskaga tagayaa meeshan. Sidaa Iyo nabadgalyo.
Your brother,
Menace
Wa salamu calamine!
Your brother,
Menace
Wa salamu calamine!