Moderators: Moderators, Junior Moderators

War ma qurux baad Gym-ka u gashaa? war bal sheekadana daya?I don't know why u guys are hating. this brother achieved what most of us try to achieve in the gym. congratulate him. no homo

Uf San mu fan iyo Qurux uu moday balayo kula modobatay soco dhar naga so xiro warya
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk daahir yaa shamis waa halki cabdi goode,,, walahay sharafi dhimatay intii free size ka lasoo xidhanayay ee dharka laysku dhejinayayna cawo ayay ahayd ,,,, anigu diba utegimaayo kii gym ahaa looool
Waar anagaba WAx aragnay kana ma dharkiibuu noosoo dhigtay balaayo kula suurabadnaatay



saanmiyaa......
Wagagac tanu waaba waali cas xishoodkii aaway
I think he sang this song to his self
war hayaaay kan maxuu ahaa tani waba waali cas subaaxna laahkkkkkkkkkkkkkkkk tintana fiiri allow na astur
kkkkkkkkkkkkkkkkk qaawanida waxa ka daran
timo la jilciyo + suurayntii dumarka + qaab daradu u jartey timaha + qaabku isku ruxayo isku dawanayo #GAY ayad mooda #alteezo2 weye lolz
#RIP_Fanki_Somaliyeed
I added the last one for Jaalle to see.kkkkkkkkkkkkkkkkk wllo nasaha igu diiiiiiiiiiiiiishay iyo suuuuuuuuraaha lkn waa cood macantahay


https://www.facebook.com/TvGaLaantaHawa ... lo?fref=nfWar Deg Deg Ah Fanaan Kala Furay Lama Is Qabay Oo 7 Caruura Isku Dhalay Kadib Marki Ay Jeclaatay Fanaankan Lagu Magacaabo Mustafo Rasto

That fast already? I knew it. And the best part is reading the comments!From FB
https://www.facebook.com/TvGaLaantaHawa ... lo?fref=nfWar Deg Deg Ah Fanaan Kala Furay Lama Is Qabay Oo 7 Caruura Isku Dhalay Kadib Marki Ay Jeclaatay Fanaankan Lagu Magacaabo Mustafo Rasto



The comments
That fast already? I knew it. And the best part is reading the comments!![]()




Qof wuxuu ceeb moodo ba qof na faan moodaqof woho eeb modo ba qofna fan mooda!!

Ok. adeer. I am a conservative grumpy old man. The dude in the video had naaso and he showed the classical suuro (a female attribute).Jaale its not naaso its uper body strenght. The more weight u can lift the bigger ur chest gets. Jaale stop the character assasination

thank you bro.Qof wuxuu ceeb moodo ba qof na faan moodaqof woho eeb modo ba qofna fan mooda!!
u wlc sheikh

Return to “General - General Discussions”
Users browsing this forum: Bing [Bot], nnjrewzas112 and 16 guests