Page 1 of 2

Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 8:44 am
by zaki87
Gargaaray midigtaydaay gogol raaxi u taaalay lol

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 8:45 am
by Twist
Gabartaas wejigeed minaan arko
Wallaahi Billaahi an waa isku naxaa
Lamada liimo xabadka ku dhegan
In laga taabtana maba ogola

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 8:49 am
by Vivacious
^ your fave line not your fave made up gabay :lol:

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 8:57 am
by zaki87
jaceel aan dhamaan baa wadaha igu maranoo kii horaaa ii dhacay kana waa igu dhaartay lol

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 8:58 am
by Twist
:down: :lol:

PS: Deeqa, you have never heard of that before? It's from an old Maki Xaaji Banaadir song. lol

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 8:59 am
by zaki87
Dagan drop yours abaayo

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:39 am
by zaki87
kas iyo maan kaad dagtoo markaad kolkolisaaa kurbada casha ii daysaa

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:41 am
by thehappyone
zaki87? more like 77

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:42 am
by zaki87
qalbi daacadoo ku jeclbaa daryeel kaa sugaayee deeeqaad lol

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:43 am
by zaki87
happy dro some lines sxb

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:45 am
by zaki87
basraay basray bishinaan ku bartay bilaadow jaceel ayaan beernee :clap:

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:46 am
by Bella18
Zaki heesta laxanka soo raacsii qandho madax bararan :lol:

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:52 am
by Twist
Sac madoow caanihiis maxaa caddeeyi? Cibaaro lee mo ohoo!

Abbuul sisin, minaas jiifo iyo minaas joogo maxaa ka dhexeeyo? ;)

PS: I guess only Bella might understand that. :troll:

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:55 am
by zaki87
bella laxan ka musika iyo codka adigaan ku dayaaay adna miraha igu daa lol

Re: Drop ur fv line

Posted: Mon Dec 29, 2014 9:59 am
by Bella18
Lol@Twist

Taas waxaan ku soo xasuustay...

Shinidii malabkeed la shubahaayo shib ma dhaheyso. :lol: