thanks !! aad ayey u adag tahay inaad tottaly macmacaan ama sonkor aad joojisid.. laakiin you should cut down use sugar and macmacaan.. eat macmacaan only one day a week--.. iam sure haddii aad intaa sameeysay and littl exercise gym 3 times a week waan hubaa extra weight waa kaa dagayaa..
Ditoore,
Horta butac ma iihi, laakin xooga calool aa qaba. And no pregnancy or anything like that. Cuuntada dhan caloosha ama cajiiraha ama duubarka oo iga gala











